Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Madaxweynaha Oo ka hadlay go’aankii Baarlamaanka Ee Maanta

ggg

Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aankii maanta ay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, isagoo balan qaaday in uu soo magacaabi doono Ra’iisul wasaare sida ugu dhaqsiyaha badan.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada ugu hambaleeyya sida xilkasnimada leh ee dimoqraadiyadda ku dheehantahay oo ay u guteen xilkooda dastuuriga ah, isagoo xukuumadda xafiiska sii baneyneysa ku bogaadiyay howsha adag ee ay soo qabteen, isla markaana Ra’iisul wasaaraha cusub ee uu soo magacaabi doono uu halkaasi ka sii wadi doono.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka Madaxweynaha Somalia oo Dhameestiran

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news