Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Muxuu Ku Qotomay Safarkii Waxgarad iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Ay Ku Tageen Degmooyin Ka Tirsan Galguduud (WARAYSI XASAASI AH)

awys

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Aweys Cali Siciid oo Waraysi Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Safar Asaga iyo Waxgarad Ay Ku Tageen Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Galguduud.

Waxa Uu Sheegay Masuulkan in Degmooyinka Safarka Ay Ku Tageen Ay Uugu Muhiim Saneed Degmada Dhuusamareeb oo Ay Ka Socoto Shirka Dib Uheshiisiinta Beelaha Daga Gobolada Mudug iyo Galguduud,Waxaana uu Tilmaamay in isbadal Yimid Ka Dib Ay iskaaga Soo Baxeen Shirkaasi.
Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran

XAFIISKA WARARKA RADIO CODKAMUDUG

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news