|

(Dhagayso)Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo Magacawdey Gudigii hugaaminlaha Dhaqanka Galmudug

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka Galmudug oo manta lagu magacaabay Gudoomiyaha Salaadiinta Galmudug kulankaan oo ka dhacay Hotelka Empassy ee galkacyo waxaa ka soo qayb galay guud ahaan dhaqanka galmudug 

Waxaa manta lamagacaabay gudi ka kooban 11 xumnood oo kala ah sedan

 Dhagayso afhayeenka dhaqanka

1.Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Cismaan Nuur Qayd

 

2.Gudoomiye kuxigeen  dhaqanka C/laahi Maxmed Ducaale

 

3. Xoghayaha Dhaqanka  Maxmed Yusuf Xaashi

 

4.Afhayeenka dhaqanka Yaasiin Maxmed Gaani

 

        Xumnaha Gudiga dhaqanka Galmudug

 

5.Jaamaca Maxmed Xalane

 

6.Maxmed Cabdi Xareed

 

7.Maxmud Jimcaale Wardheere

 

8.Muuse Beereed Kulan

 

9.C/laahi Yuusuf Guuleed

 

10 Cali Gurey Ducaale

.

2 Responses for “(Dhagayso)Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo Magacawdey Gudigii hugaaminlaha Dhaqanka Galmudug”

  1. aqriste says:

    odayaasha waa dadaaleen howshoodana koley loo sheegimaayo cadkooda ragdhacsankara in ayihiina shaki kama taagna ayaantaan danbe somalida waxay caadaysteen in ayku tuntaan xuquuqda reer galmudug waxay iloobeen daad daansi galmudug dhaxalkeedu in uu yahay halaagiii kudhacay kuwii daandaansaday

  2. max'ed-saadaq says:

    duul aan tashan col iskama dhacsho!!!!!! waa talo fiican anaguna
    gudigaas ayaan guddi u aqoonsanaynaa ilaa wax iska baalaan.
    waa in aan nin iyo labo hadba siday doonaan u adeegsan dhaqanka
    iyo magaca beesha,hadii aad talo midaysan leedihiin ma jirto cid idin loodin
    kartaa , soomaaliduna waa idiin dhego taagaysaa oo adinkay idin sugayaan.
    ilaahay towfiiqda hana waafajiyo.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news