Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Waxbarasho Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Horyimid Amar Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada Galmudug

Ayadoo masuuliyiin ka tirsan wasaarada waxbarashada galmudug gaar ahaan isku duwaha wasaarada waxbaarshada galmudug ee gobalka mudug axmed jaamca qoodeey uu sheegay in ay albaabada u laabeen qaar ka mid ah schoolada ku yaala magaalada gaalkacyo oo lagu eedeeyay in ay hanaanka wasaarada qilaafeen ayaa arintaasi waxaa gaashaanka u daruuray schoolada eedaynta loo jeediyay ee ku yaala gaalkacyo
Maaamulka schoolka alsafa ee magaalada gaalkacyo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in wasaarada ay xirto schoolo bulshada u shaqeeya oo aan wax qalad ah galin waxayna sheegeen in schoolkoodu uusan ku dhaqmin hanaan qilaafsan kan schoolada kale ee gaalkacyo ku yaala

Hoos ka Dhagayso Codadka

W/Q:Mahad Daahir America

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news