Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Qurbajoogta Galmudug oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Mideeye Ee Lagusoo Gaba Gabeeyay Degmada Bandiiraley

Galmudug

Naasir Cabdi Baale oo Ka Mid Ah Qurba Joogta Galmudug  Lana Hadlay Shabakada Wararka Codkamudug Ayaa Guul Ku Tilmaamay Shirkii Mideeye Ee Maalintii Shalay Lagusoo Gaba Gabeeyay Degmada Bandiiraley ,Waxaana Uu Sheegay In Shirkaan uu Hor U Dhac Uyahay Shirarkale oo uu Ku Tilmaamay Hanaan Wanaagsan oo Dowladnimo Lagu Gaari Karo

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalsoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com

Hanadnasta@gmail.com

+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news