Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Saameynta Ay Dadka Gaalkacyo Kuyeelatay Kala Sooca Lagu Sameenayo Lacagta Sh/Somaliga iyo isbadalka…WARBIXIN

Waxa isbadal xoogan uu ku yimid isticmaalka lacagta shilinka soomaaliga Iyadoo Sicir Bararna laga dareemayo Suuqyada Magaalada Gaalkacyo,Waxaana Tani Ay Timid Markii  kala sooc lagu sameynayay lacagta oo qaarkeed la diiday.

 

Hadaba idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Warbixin Dhinacyo Badanleh Ka Diyaarisay Saameynta Dadka Gaalkacyo Ay Ku Yeelatay Lacagaha Cusub ee Suuqa Gaalkacyo Lasoo Galiyay.

 

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Warbixinta

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news