Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso+Sawiro:-Suldaanka Beesha Leelkase Oo Gaalkacyo Lagu Caleema Saaray

10

Suldaan Maxamuud Xaaji ibraahim Ayaa Loo Caleema Saaray Suldaanka Beesha Leelkase Waxana kaqayb Galay Xafladan Waxgarad, odayaal iyo Maamulka Gobolka Mudug Ee Puntland, waxana shirkaasi qudbado kasoo jeediyay Eng cumar dheere oo ganacsatada Gaalkacyo uhadlayay suldaan keeno diid iyo axmed muuse nuur kuxigeenka Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Puntland

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news