Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso+Sawiro:-Waa Sidee Nolosha Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka Ee Gaalkacyo Kunool

3

Jaaliyadda Galmudug Ee wadanka Nederland ayaa Deeq Lacageed waxa ay Gaarsiiyeen Dad qaba xanuunada dhimirka oo ku nool magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka mudug.

Dadka lagaarsiiyey deeqdaan ee ka buka dhanka dhimirka ayaa waxa Ay yihiin kuwo laga soo aruuriyey jidadka ayagoo aad ugu dhibaateysan waxayna hadda ku xareysanyihiin oo lagu xanaaneeyaa Xarunta dhimirka iyo dhaqan celinta Ee Galmudug Gaalkacyo .

C/laahi Goosaato oo wakiil ka ahaa jaaliyadda Galmudug Ee Nederland ayaa deeqdaas waxa uu ku wareejiyey Gudoomiyaha Gudiga Xarunta Dhimirka iyo dhaqan celinta oo hadda Gacanta ku haya dadkaa xanuunka dhimirka qaba .

Dadkaan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa hadda qaarkood waxa ay u muuqdaan kuwo xaaladoodu soo hagaageyso .

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

8

9

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

W/Q: Hanad Abdi Faarah

Email:Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news