Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso+Sawiro:Galmudug oo Ku Baaqday in Lajoojiyo Dagaal Beleedyada Kasocda Deegaano Hoostaga Gobolka Mudug

2

Xili Ay kordheen Tirada Dadka kudhimanaya Dagaalada Beelaha walaalaha Ah kudhexmaraya Deegaano katirsan Gobolka mudug Ayaa Maanta Kulan Golaha Wasiirada Galmudug Ay iskuugu Yimaadeen Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug Waxa Ay Kaga Hadleen Dagaaladaasi Saamaynta Colaadaha iyo doorkooda kaga aadan Xakamaynta dagaaladaasi.

Cabdisamad nuur guuleed madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Kulanka Kadib Saxaafada La Hadlay Ayaa Ku Baaqay in Lajoojiyo Dagaaladaasi Kamaamul Ahaana Ay Ka Qeybqaadanayaan Sidii Loo Joojin Lahaa Dagaal Beeleedyada Kasocda Deegaano Hoostaga Gobolka Mudug.

Dagaalada Oo Galay Maalintii Labaad ayaa kadhacaya degaanada kuxeeran xinlabi  Hal iyo nirig iyo labi aadan ayaa wararku waxa ay sheegayaan in dadkii Halkaasi Daganaa ay iskaga Barakeceen dagaalka.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news