Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso+Sawiro:Prof Cali Xaashi Dhoore Oo Maanta isku Soo sharaxay Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Gobollada Dhexe

2

Munaasabad Uu iskusoo Taagayay Musharax Cusub Xilka Madaxtinimada Ee Maamul Goboleedka Gobollada Mudug iyo Galgaduud Ayaa Maanta Waxa Ay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho.

Prof Cali Xaashi Dhoore Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Mudug Iyo Galguduud Kadib Munaasibad Ka Dhacday Magaalada Muqdisho oo Ay Ka Qeybgaleen , Siyaasiyiin , Waxgarad, Aqoonyahanno , Dhalinyaro iyo Haween ka soo jeeda Gobollada Dhexe Ayuu Ku Shaaciyay Musharaxnimadiisa.

Musharaxa Ayaa Sheegay In Waxbadan Uuka Qabandoono Gobolada Dhexe Hadii Uuku Guuleesto Madaxtinimada Maamulka Loosameenayo Gobolada Mudug iyo Galguduud isagoo Waxgaradkii Ka Qeybgalay Kulanka Ka Dalbaday Inay Taageeraan.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

Halkaan Ka Daawo Sawirada

1

2

3

XAFIISKA WARARKA-RADIO CODKAMUDUG

WQ: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news