Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Wariyaal ka tirsan Codkamudug oo Socdaal Ku Maray Deegaanada Galmudug ee Abaartu Aadka U Sameesay(Barnaamij Gaar Ah)

Wariyaal Ka Tirsan Radio Codkamudug Ayaa Kormeer Shaqo oo La Xariirta Qiimeenta Abaaraha Ka Jira Gobolka Mudug Waxa Ay Ku Tageen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Abaarta Ka Jirta Ay Saameen Xoogan Ku Yeesheen Dadka Reer Galmudug ee Gobolka Mudug Kunool.

 

Deegaanada Miyiga Gobolka Mudug ee Aan Socdaalka Ku Marnay Ayaa Waxaa Ka Jiray Abaaro aad u Xoogan oo Saameen Taban Ku Yeeshay Nolosha Dadka iyo Duunyada.

 

Dhacdooyinka La Yaabka Leh ee Aan Ku Aragnay Deeganada Aan Socdaalka Ku Marnay Waxaa Ka Mid Ah Qoysas Dhowr tiro oo Xoolo Ahaa La Haa Ayaa Mudo Kooban Gudahood Ku Ceer toobay iyo Sidoo Kale Dhanka Raashinka iyo Biyaha oo Dadku Aysan Haysan Wax Ay Quutaan Noloshoodana Ay Aad u Adag Tahay.

Wariyaheena Cali Maalin Nuur Ayaa Barnaamijka Soo Jeedinaya

Halkaan Hoose Ka Dhagayso

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news