(Dhagayso)Wasiirka Shaqada dhalinyarad iyo Sportiga Galmudug oo faah faahin kabixiyey safaradiisi muqdisho iyo Nairobi
Wasiirka dhalinyarada iyo sportiga Galmudug Mudane Saadaq Daahir Mire oo asagoo ku sugan Caasimada Dalka Somali ee Muqdisho lasoo xiriirey Radio Codkamudug faah faahina kabixiyey Safaradii Nairobi iyo muqdisho wasiir SaadaqDaahir Mire oo shacabka Galmudug taageero badan kuleh maadaama uu yahay wasiirka wasaarada ugu shaqada badan Wasaaradaha Galmudug islamrkaana uu Gacanweyn ka geystey isku xirka dhalinyarada Galmudug iyo Hormarinta sportiga galmudug dhagayso wareysiga wasiir Saadaq Daahi Mire
