Dahabshiil-Gif
 
|

(Dhagayso)Wasiirkii Amniga Maamulka Ximin iyo Xeeb oo shil gaari ku geeriyoodey

Allaha Unaxariistee Waxaa Galabta lagu aasey Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb Wasiiekii Arimaha Gudaha iyo Amniga Shiiq Cabdi Cali Mire oo ku Geeriyyodey Shilgaari isagoo Wasiirku ku siijeedey Degmada Godinlabe halkaa oo lasheegay in uu howlo nabadeed utagilahaa dhagayso wariyaha Codkamudug ee Cadaado Dhagayso wariye muqtaar oo cadaado nooga soo warama

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news