(Dhagayso)Xaflad Xarunta Dumeystikada Degmada Hobyo lagu wareejiyey Maamulka Galmudug
Abshir Salaad Xirsi oo ku dhawaad mudo 23 sano ah Gacanta Kuhayey Xarunta Dumastikada Degmada Hobyo ee Gobolka Hobyo ayaa ku wareejiyey maamulka Gobolka Hobyo iyo wafdi kasocdey wasaaradda waxbarashada Galmudug State oo halkaa Kormoor utagay Xarumaha Waxbarashada ee u baahan dayactirka
Hadaba Abshir Salaad Xirsi oo looyaqaanao Mid-Mideye ayaa marka uu warejinayey Xaruntaan Loo sameeyey xaflad Gaaban oo furawareejin ah waxaana halkaas kahadlay Gudoomiyaha Gobolka Hobyo Cali Ducaale Kaahiye Suldaan C/laahi Fayf Wasiirka Kaluumaysiga C/qaadir Cali Jaamac iyo Agaasemayaal kasocdey wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo uu kamid yahay C/raxmaan Isxal dhagayso qudbahada xafladaas oo kooban DHAGAYSO WAREEJINTA XARUNTA DUMAYSTIKADA
