Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Xiliga La Bilaabayo Dhismaha Wadada isku Xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo

Abshir Diini Cali

Gudiga dhismaha Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Ayaa sheegay in waqti Aan Fogayn Ay bilaabi doonan dhismaha ama dayactirka wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo taasi oo uu sheegay in Marka hore Jeey Lagu dhisidoono Kadibna Laami lasaari doono.

Abshir diini Cawaale Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Gudiga Ku Hawlan Dhismaha Wadada oo lahadlay Codkamudug Ayaa Tilmamay in xiligan Ay haystaan Qalabkii ay howsha kubilaabi lahayeen haatana shacabka gobolada dhexe dal iyo dibadba ay uheelan yihiin dhismaha wadaasi.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga oo Dhameestiran

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news