Dahabshiil-Gif
 
|

(Dhagayso)Xuska Maalinta 15 may oo Galkacyo Galmudug Lagaxusey

Maalinta 15 may waa maalin Taariikh ah oo Umada Soomaaliyeed Xusiiswey kuleh waxaana lagu Xasuusta Halgankii Gobonimadooka ahaa ee Dhlinyaradii SYL Dhagayso Axmed Baasto

Munaasibad lagu xuseyey  15 may oo ka dhacdey Gaalkacyo Galmudug State waxaa ka soo qayb Galay Ururada Galiyarada Galmudug Ururka Haweenka Galmudug iyo Mas’uliyiin ka socotey Maamulka Galmudugmunaasibadaan oo ahay mid ay soo qab-qaabiyeen ururada dhalinyarada galmudug waxaa looga hadlay muhiimada dhaalinyarada maantay ay uleeyihiin Dalka soomaaliya

Gudoomiyaha Dalada Ururada Dhalinyarada Galmudug ee Badbaado oo ka hadlay munaasibada waxa uu ka dhawaajiyey in dhalinyarad soomaaliyeed ay fadhiga ka kacaan oo ay Hiigsadaan Goalkii S.Y.L oo kale manta ayey Joogta soomaali meel kadaran meeshii ay ka dhiidhiyeen dhalinyaradii S.Y.L

Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Arimaha Gudaha Axmed Baasto oo mada ka jeediyey Hadalo kooban oo dhalinyarada Gaar ulahadlaya waxaa uu yiri dhagayso Baasto

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news