(Dhagays)Qoysas Barakacayaal ah oo ka Cabanaya Hoy iyo Cunto La’aan
Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Buuli-Baantuu oo ku yaalaha Xafada Hormar ee Magaalada gaalkacyo waxa ay iminka sheegayaan in ay haysto Cunto la’aan iyo Hoy la’aan Qoysaska oo Tiradooda ku sheegay illaa iyo 60 qoys oo ka soo barakcay koonfurta iyo bartamaha soomaaliya waxa ay maanta soo gaareen Xarunta Radio Codkamudug ku waa uusheegay in ay mediayaha kala hadlayaan Haya’addaha Samafalka iyo Ganacsatada Galmudug ee Gudaha iyo Dibada waxaana Hadladoodi kamid ahaa DHAGAYSO BARAKACAYAASHA KAAM BAANTU
