Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso:::- Aragtida Dadweynaha ee Golaha Wasiirada Cusub Galmudug State Fariimaha (Facebook) Aad Noogu Soo Dirteen

00

Waxaad Dhawaan Bage Ka Aan facebook ku leenahay ku Soo Daabacnay Qoraaal kooban oo Aan Ugu Tala Galnay in Dhagaysatayasha iyo Aqristayasha Codkamudug ay ku soo Bandhigaan Aragtidooda ku Adan Sida ay u Arkaan Golaha Wasiirada Cusub ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid

fariimahan oo Aanu ka sii Daynay idaacada Codkamduug ee Magaalada Gaalkacyo Aya Waxa ay Dhagaystayasha iyo Aqristayaasha idaacada Codkamudug ay ku soo Bandhigeen sida ay u Arkaan Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug
Waxaa Barnaamijka Gaar ah Diyaariyay Wariye maxamed Saciiid Maxamed Somali oo ka Tirsan wariyaasha idaaacada Codkamduug Xarunteeda Gaalkacyo

Barnaamijkan Waxa uu Gaar u Yahay Codkamudug.com

Halkan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka o Dhamaystiran
By: Samiir Xasan Adan
Wixii Fariin ah Noogu Soo Hagaaji Email
rcmudug1@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news