Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso ::-Barnaamijka Salamaha iida iyo Damaashadka Wariyaasha idaacada Codkamudug

Halkan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka Salaamaha Wariyaasha Codkamudug oo Aad iid Walba Ka Dhageysataan idaacada Codkamudug Waxana Barnamijkan Alaba ka Qayb Gala Wariyasha idaacada Codkamudug Meel Waliba Ay Joogaan iyadoona U jeedka Barnamijku u Yahy in Wariyasha Codkamudug ay Faraxada Ciida idin la Qayb Sadaan


Wariyaasha Barnaamijka Ka Qayb Galaya

1: Hanad Cabdi Farax {Nasta}
2: Mahad Daahir {Ameerico}
3: Maxamed Muxiyadiin {Saxansaxo}
4: C/risaaq Xaashi Faarax
5: Saacid Abshir Xaree
6: Maxamed Khaliif {Laki maan }
7: Saadaq Faarax {Shaani}
8: Safiin Daahir Shire
9: Faadumo C/risaaq {Fani}
10:Cabdale Maxamed Cabdule
11:Xasan Maxamed {Duceesane}

Barnamijka Waxa idin La Socod Siinaya Maxamed Muxiyadiin {Saxansaxo} Halka Barnamijku uu idin kaga imanayo Xarunta Gaalkacyo Waxana Barnamijka Soo Diyaariyay MAXAMED MUXIYADIIN {SAXANSAXO}  Halka uu isu Soo Daba Riday Hanad Cabdi Farax {Nasta}

DHAGEYSi WANAGSAN  

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news