Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso Barnaamijka Tusmada Codkamudug iyo Wariye C/naasir Fantastig

ww

 

Qodobada Xiisha Leh ee Caawa Barnaamijka Tusmada aan idin Kugu Hayno Waxaa ka Mid ah::-

Agaasimaha Wasaarada Warbaafinta Galmudug ayaa waxa uu Sheegay in Dhawaan la Sameen Doono Sharci Kala Hagi Doona Dowlada iyo Saxaafada Ka Hawul Gasha Deganada Galmudug

Cilmi Kulan Geedi Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Galmudug aya Arintaasi uga Warbixiyay idaacada Codkamudug

Wafdigiii Galmudug ee Dhawaan Safarka Shaqo ugu Maqnaa Magaalada Muqdisho aya Maanta Ka Warbixiyay Wixii u Qabsoomay intii ay Safarka ku Maqnaayeen

Axmad Xasan Baasto oo ka Mid ahaa Wafdigii Mudada Dheer ku Maqnaa Magalaada Muqdisho aya Waraysi uu Siiyay idaacada Codkamudug Waxa uu kaga Warbixiyay Wixii u Soo Qabsoomay

Maamulka Galmudug aya Waxa Lagu Dhaliilay in uu indhaha ka Qarsaday isbaaroooyin Mar Walba ku Soo lab Laabta Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Galinsoor

iyo Warar Muhiim ah oo ku Saabsan Xaalada Dalka Barnaamijka Tusmada Caawa Waxa Nala Socod Siinaya Cabdi Naasir Axmad Xasan Fantastik Waxaana Soo Saaray Cawil Maxamad Ciise (indha Cade)

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TUSMADA IDAACADA CODKAMDUG

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news