Dahabshiil-Gif
 
|

DHAGEYSO:::-Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Bada Galmudug oo Tababar Dalka Dibaadisa Loogu Qaadayo

QQ

Kulankan  Lagu Sagootinayay Ciidamo ka Tirsan Galmudug isla Markaana Tababar  ku Saabsan  Qaabka ilaalinta Bada Soo Baran Doona  Ayaa Waxa Xaflad Lagu Sagootinaayo Waxa lagu Qabtay Hoteelka Anbassy ee Magaalada Gaalkacyo, iyadoona Ay ka Soo Qayb Glaeen Mas,uuliyin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug ,  iyo Sidoo Kale Ciidamada Tababarkan loo Qaadi Doono.

Ugu Horeen Xafladii Lagu Sagootinaayay Ciidamada Bada Galmudug Waxa ka Hadlay Cabdul Qaadir Cali Jaamac(Qalabxoor) Sii Haya Xilka Wasaaradaasi ,Waxaana uu Sheegay in Maanta Ay Tahay Malain Wayn Maadama Xafladan Lagu Sagootinaayo Ciidamada ilaalada Bada Galmudug isla Markaana Tababar Soo Qaadan Doona ,Waxaana uu Sheegay in Ay Ciidmadan ka Qayb Qadan Doonaan Sidii Loo Sugi lahaa Amaanka Xeebaha Galmudug isla Markana Ay Sidoo Kale Wax Badan ka Badali Doonaan Hawulaha Looga Hor Tagayo Kooxaha Burcad Badeeda Somalida Ah ee ka Qawleesta Xeebaha Soomaliya.

Waxa uu Ciidamada Tabbarka loo Qaadayo Kula Dar Daarmay Marka Ay Soo Dhameestaan Tababrkan Ay Shacabkooda Wax u Qabtaan isla Markaana Xirfada Ay Soo Bartaan Ugu Faaideen Dadka u Bahan in ay ka Faaideystaan isagoona Xusay in Ciidamadan  Marka ay Tababrka Soo Dhameestaan Ay ku Soo Laaban Doonaan Galmudug

Ciidamadan Tabbarka loo Qadayo ayaa Waxa ay Qayb ka Noqonayan Dadaalada Wasaarada Kaluumaysiga iyo Qayraadka Bada Galmudug Ay ku Doonayso in ay ku Sugto Amaanka Xeebaha Galmudug

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA  CABDUL QAADIR QALABXOOR

GOOR DHAW NAGA FILO SAWIRO INSHA ALAH

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news