Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso::- Maayarka Hobyo oo ka Hadlay Biyo La,aan ka Jirta Degano Hoostaga Hobyo

2

Maayaka Gobalka Hobyo Maxamuud Maxamad Cawaale oo Waraysi siiyay idaacada Codkamudug Xarunteeda 2aad ee Hobyo ayaa waxa uu ka Hadlay Kualmo uu la Qaatay Hay,ado ay ka Mid tahay GSA isla markana uu kala Hadlay sidi ay hay,adaasi ugu Qayb Qaadan Lahayd Sidii Ceelal Loogu Qadi laha Deganada Hoob yimaada Mgaalada Hobyo Madama Biyo la,aan ay ka jirto degano Hoos taga Gobalka Hobyo

 

Halkan Hoose ka Dhageyso Waraysi uu la Yeeshay Maayarka Hobyo Wakiilka Codkamudug  u Fadhiya Xarunteena 2aad wariye Cabdi Naasir Galoof

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news