Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso;-Sawirro+ Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtoyada Gaalkacyo Kula Kulamay Saraakiil ka Socotay Hay,adaha…..

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle ayaa manta Maglada Gaalkcyo Kula Kulmay Saraakil Ka Socotay Hay,adaha Wfb iyo Uncr,

Waxaana Sidokale Kulan Goobjoog Ka ahaa Maamulka Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkcyo

Kulankan Dhexmaray Madaxaweynha Galmudug iyo Saraakiisha Ka Socotay Hay,adaha ayaa ahaa mid Looga Hadlayay Sidii Wax Loogan qaban lahaa   Ugormashada Dadka Tabaaleysan iyo Hormarinta .islamarkaana iyo dib Udajin iyo Shaqo Abauur Loogu Sameyn Lahaa. Bulshadaas,

Cabdirashiid Xaashi Cartan Gudomiyaha Gobolka Mudug Ee Galmudug ayaa Saxaafada uga Warbixiyay Markii Kyulanku Soo idlaaday. Wuxuuna sheegay

Halkaan ka Dhageyso Codadka

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news