Dahabshiil-Gif
 
|

DHAGEYSO: Waddahadalo Hoose oo u socda Ahlusunna iyo Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle ayaa waxaa uu sheegay in wadahadallo hoose ay u socdaan Galmudug iyo sidoo kale maamulka Ahlusunna.

 

 

Mudane Xaaf ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay soo Afjarida Khilaafka ka dhex jira Ahlusunna iyo Galmudug.

 

 

Waxaa uu sidoo kale sheegay in si shaacsan ay u furmi doonaan dhawaan wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna.

 

Madaxweynaha cusub ee Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle ayaa markii la doortay wacad ku maray in heshiis iyo nabad uu ka dhalin doono gobolada Dhexe.

 

 

Dhan kale Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in lasoo Afjari doono colaada ka taagan Bariga gobolka Mudug.

 

 

Madaxweyne Xaaf  waxaa uu shacabka Galmudug ugu baaqay midnimo

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news