Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso:Madaxwaynaha Soomaliya Oo Ka Qayb Galaya Shirka Lagu Dhisayo Maamulka Gobolada Dhexe oo Dhawaan Cadaado Ka Furmi Doona

Madaxweyne xasan

Madaxweynaha Dowladda faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Lugu Wadaa Dhawaan inuu u safro degmada Cadaado,halkaas oo ay ka socoto dhismaha maamul la sheegay gobollada dhexe in loo dhisayo

Booqashadan waxaa la filaya inay u billaabato madaxweynaha iyo wafdi wahelin doono,marka la soo dhiso xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Cumar Sharmaarke

Halkaan Hoose Ka Dhagayso

XAFIISKA WARARKA-RADIOCODKAMUDUG

WQ: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news