Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso+Sawiro:-Kulan Looga Hadlay Tacadiyada Haweenka Loo Gaysto Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay

4

Munaasibad Lagu Daahfurayay Ololaha 16ka Maalmood ee loo Asteeyay ka Hortaga Tacadiyada Haweenka oo Ay Ka Qeybgaleen masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Ayaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug.

Munaasibad oo Ay Soo Qaban Qaabisay Wasaarada Haweenka Dowlada Goboleedka Galmudug Ayaa Waxaa Ka Qeybgalay Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cabdi Samad Nuur Guuleed Iyo Qaarka Mid Ah Wasiirada Galmudug .

Dhamaan Masuuliyiinta Hadalada Ka Jeediyay Munaasibada Ayaa Ku Dheeeraaday ka Hadlida Muhiimada Maalmaha 16aad ee loo Asteeyay Ka Hortaga Daciyada Ka Dhanka Ah Dumarka

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

9

10

11

12

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news