Dahabshiil-Gif
 
|

Dhallinyarada Gobollada Dhexe Ee Muqdisho oo Soo Dhaweeyay Dadaalka Loogu Jiro Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe”SAWIRO”

1

Kullan Muqidisho Ay isugu Yimaadeen Dhallinyaro iyo Aqoonyahano  kasoo Kala Jeeda Gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa Lagu Taagerayay Hawulaha ka Socda Gobalada Dhaxe isla Markana Lagu Doonayo in Maamul Mid ah Loogu Sameyo Gobalada Mudg iyo Galgaduud Si Bulshada ay u horumarto

Kulankan oo ka Dhacay Caasimada Dalka Ee Muqdisho ayaa Dhalinyaradii ka Qayb Glaay Waxa ayka kala Socdeen Jaamcadaha Ku Yaal Magaalada Muqdisho Waxaana ay Shaaaca ka Qaaden in ay si wadajir ah u taagersan yihiin in Maamul Midaysan Loo Sameeyo Gobalada Mudug iyo Galgaduud

Xafldan oo ay Goobjoog ka Ahaayeen Mas,ulyiin ka Tirsan Dowlad Galmudug ayaa Waxaa Dhalinyaradii ka Soo Qayb Galay Ay Madasha Ku soo bandhigeen Wadajirka Gobalada Dhaxe in ay Horseed u tahay bulsho Mideysan in la Helo isla Markana La Gaaray Xiligiii Shacabka ay midoobi lahayeen Dadkoodana ay Wax u Qaban lahaayeen

”’Maanta Waxaa la gaaray xiligii ay midoobi lahaayeen walaalalaha Gobalada dhaxe Waxaan bulshada Gobalka dhaxe ku bogaadinayna in ay sii wadaan wadajirka shacabka Cid walba oo jecel horumarka Gobalada dhaxe Waxa aanu ku soo dhaweynayna gacmo furan ,musharax bulshada wax u qabo::

Si Kastaba Waxaa isi Soo Taraya Taageerada Loo Muujinayo Dhismaha Shirka Lagu Yagleelayo Maamulka Gobolada Mudug iyo Galguduud,iyadoona Masuuliyiinta Maamulada Gobolada Dhexe iyo Gudiga Qaban Qaabada Shirka Gobolada Dhexe  Ay Dadaal Uugu Jiraan Dhisitaanka Maamulkan

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

XAFIISKA WARARKA-RADIO CODKAMUDUG

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news