|

Dhamaan dadka ay magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxa ay tahniyad aroos farxad leh u dirayaan

Dhamaan dadka ay magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxa ay tahniyad aroos farxad leh u dirayaan C\Khadar Abshir Nuur  iyo  Ayaan Khaliif Warsame  oo uu arooskoodu ka dhacay magaalada Nairobi taariikhdu markay ahayd 6/05/2012 kuna aqalgalay isla taariiqdaas magaalada Nairobi

1. Awoowe Cali Ciise Jimcaale

2. Ayeeyo Faadumo Xirsi Faarax

3. Ayeeyo Faadumo Shiikh Cali

4. Hooyo Caasho Cali ciise

5. Abti Shiikh Maxamed Xaahi Cali Bare iyo xaaskiisa

    Habaryar Siraad cali ciise  iyo caruurtooda

6. Abti Cali Maalin Guur iyo Xaaskiisa

    Haryar Waris Cali Ciise iyo Caruurtooda

7. Abti Maxmuud Maxamed Ciise iyo Xaaskiisa

    Habaryar Abshiro Cali Ciise iyo caruurtooda

8. Abti Maxamed Cali Ciise iyo Xaaskiisa

    Habaryar Ardo Maxamed Xuseen iyo Caruurtooda

9. Abti C\Kariin Maxamed Xuseen iyo Xaaskiisa

    Habaryar Cibaado Cali Ciise iyo Caruurtooda

 10. Habaryar Xaawo Cali Ciise iyo Seygeeda

11. Abti Habiil C\laahi Xassan iyo Xaaskiisa

     Habaryar Xaliimo Cali Ciise iyo Caruurtooda

12. Abti Qaasim Shiikh C\raxmaan iyo Xaaskiisa

      Habaryar Falis Cali ciise iyo Caruurtooda

13. Abti feysal Abshir Nuur iyo Xaaskiisa

    Habaryar Hodan Cali Ciise iyo Caruurtooda

14. Habaryar Zaynab Cali Ciise

 15. Abti           Ciise Cali Ciise

16. Abaayo Xabiibo Cismaan iyo Caruurteeda

17. Aboowe C\naasir Cali

18. Abaayo Faa,iso Cali

19. Aboowe C\wali Khaliif  Warsame iyo Xaaskiisa

     Xaliimo Faarax Xassan iyo Caruurtooda

20. Abaayo Farxiyo Khaliif Warsame

21. Abaayo Nimco Khaliif Warsame

22. Abaayo Khadra Cawil

23. Aboowe C\Nasiib Cawil

24. Abaayo Faadumo C\Kariin

25. Abaayo Kheyriya SH Maxamed Xaashi

26. Abaayo kawthar  SH Maxamed Xaashi

26.Aboowe Haaruun SH Maxamed Xaashi

27. Abaayo Faadumo Maxamuud Maxamed

 

 

  1. 1.    Aabe Abshir Nuur Maxamed
  2. 2.    Hooyo Cibaado Xassan Cismaan
  3. 3.    Haryar  Xaawo Xassan   Cismaan
  4. 4.    Abti C\NUUR  Xassan   Cismaan
  5. 5.    Dhamaan REER Abti Maxamed Xassan cismaan
  6. 6.    Dhamaan REER Abti  Khaliif    Xassan cismaan
  7. 7.    Dhamaan REER Abti   Cabdi   Xassan cismaan
  8. 8.    Dhamaan REER  Cali Xaashi  Xassan Bood
  9. 9.    EEDO Nuuro Samatar IYO Caruurteeda
  10. 10.  C\ Laahi Qeybdiid iyo Xaaskiisa Shariifo Maxamed Xassan
  11. 11.   Faadumo Qarad Maxamed Maxamuud iyo odeygeeda Jim,aale iyo Caruurtooda
  12. 12.  Saadaq Cismaan Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  13. 13.  Fahmo cismaan nuur iyo odeygeeda
  14. 14.   Naasir Abshir NUUR iyo Caruurtiisa
  15. 15.  Feysal Abshir Nuur iyo  Xaaskiisa jamiilo Cali Ciise IYO Caruurtooda
  16. 16.  Ifraax Abshir nuur IYO Caruurteeda
  17. 17.  Ilhaan Abshir NUUR
  18. 18.  Ikraan Abshir Nuur
  19. 19.  Xamdi Maxamed Xassan iyo seygeeda Bashiir DHAJAC  iyo Caruurtooda
  20. 20.   Mahad Maxamed Xassan iyo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa
  21. 21.   Dhamaan reer Maxamed Xassan Cismaan
  22. 22.  Qarad CALI Xaashi
  23. 23.  Nuuro CALI Xaashi iyo caruurteeda
  24. 24.  FOOD CALI Xaashi iyo XAASKIISA iyo Caruurtiisa
  25. 25.  Dhamaan reer Cali xaashi
  26. 26.  C\LAAHI khaliif Dalabey  iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
  27. 27.  Dhamaan reer Khaliif Xassan CISMAAN
  28. 28.  Dhamaan reer Cabdi xassan CISMAAN
  29. 29.  Caanood CALI NUUR XASSAN CISMAAN
  30. 30.  Abshir Cali nuur iyon Xaaskiisa iyo Caruurtooda
  31. 31.  Badal cali nuur iyo Xaaskiisa
  32. 32.  Hamdi cali Nuur iyo odeygeeda iyo Caruurtooda
  33. 33.  Ahmed Calinuur
  34. 34.  Dhamaan reer C\Nuur  Dalabey
  35. 35.  Adeer C\laahi Mire Faandhe iyo Xaaskiisa iyo  Caruurtiisa
  36. 36.  Eedo Muxubo Mire Faandhe iyo odeygeeda iyo  Caruurteeda
  37. 37.   Dhamaan Reer Mire Faandhe 

 

Dhamaan dadkan oo isku duuban waxa ay leeyihiin Arooska C\Khadar Abshir Nuur iyo Aroosada Ayaan Khaliif Warsame wiil iyo caano gabar iyo caano, reerkii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabad gala Allahayow idinka yeel. Aamiin Aamiin Aamiin.

 

1 Response for “Dhamaan dadka ay magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxa ay tahniyad aroos farxad leh u dirayaan”

  1. ABDIWALI KHALIF WARSAME says:

    ASC WR WB. HAMBALYO AYAN LEEYAHAY WALAASHEY AYAN KHALIF WARSAME IYO WALAALKEY ABDIKHADAR ABSHIR NUUR ILAAHEY HAKA DHIGO KUWII ISKU WAARA UBAD KHEER KHABA KALA HELA AMIIN AMIIN.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news