|

Dhaqaartiirta Aan XuduudaLahay Turkiga oo Tababar u qabtey ardeyda Jaamcada Banaadir

dhaqaatiirt aan xuduuda lahayn ee turkiga oo aqoon isweydarsi ku saabsan qaliimada ugu qaabtay qaar ka mid ardayda jaamacada banaadir isbitaalka xayaat ee muqdisho.     kooxdani dhaqaatiirta ah oo ka socotay ururka dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee turkiga (doctor world wide turki0) ayaa waxa aqoon kororsi la xiriira dhinaca caafimaadka aay u qabteen qaar ka mid ah arday wax ka barata jaamacada banaaadir ee magaalada muqdisho.Pro. Dr Orhan Ali Mogle oo ah khamiir ku takhsuusay qaliimada ayaa duruus la xiriirta dhinaca khaliimada oo socotay mudo labo maalmood ah uqabtay in ka badan labo boqol oo arday oo wax ka barata jamacada banadir ee magaalada muqdisho,waxaana maalinki koobaad lagu qabtay isbitaalka al xayaat ee magaalada muqdisho iyadoo maalinki labaadna lagu qabtay jaamacada banaadir ee isla muqdisho,ardaydi ka qayb galisay saminaarkaasi ayaa si aad usoo dhaweeeyey casharadii uu bixinayey Dr Orhan Ali Mogle oo ah xeele dheere dhinaca qaliimada.Intii aay socotay daruusta ayaa waxaa qaab aqoon isweydaarsi ah ugu qayb galayaa ardaydii barnaamijkaasi loo qabtay oo su,aala uu dhex dhigayey dr mogle.   inta badan dhaqaatiirta reer turki ayaa waxaa barnaamijyo kala duwan oo dhaca caafimaadka ah waxaa ka fuliyeen magaalada muqdisho kuwaa oo qayb ka ahaa gurmadka dowlada turkiga aay ufidisay somalia

 

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news