Dahabshiil-Gif
 
|

Doontii ugu horaysay oo kusoo xiratay Dekadda Hobyo

Mudo dheer kadib waxaa maantay kusoo xirtay Dekadda Hobyo doontii ugu horaysay waqti dheer. doontaan oo u raran Ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa ka Faa’iidaya umadda ku nool Gobolada dhexe dhan.
Waqti dheer ayaa hamuun looqabay furitaanka Dekadda Hobyo waxaana ka faa’iidaysanaya malaayiin Soomaali iyo Ajaanib isugu jiraba.
Dekadda Hobyo oo taariikh dheer leh ayaa barisamaadkii ahaan jirtay meel ay maalinwalba kusoo xirtaan in kabada 10 Doonyood waxayna leedahay taariikh caalami ah waxayna na Doonta maantay soo xiratay horseed u tahay in ay noqoto Hobyo Dekad Caalami ah oo loo adeegsado ilaa iyo wadanka Ethiopia.

guul iyo Gobanimoimages

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news