Dahabshiil-Gif
 
|

Faah Faahin dheerad ah oo ka soo Baxaysa israsaaseen Dhaxmartay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Raaskanbooni

Ciidamo-dagaalamay

Faaf Faahin Dheeri aya ka soo baxaysa israsaaseen dhax martay ciidamada raaskanbooniyinta iyo dowlada somaliya kuwaasi oo la shegay in uu dagaal goos goos ah uu ku dhax maray Duleedka magalada kismaayo.

Aadan Ibraahim Dheere oo Ka mid ah Taliyaasha Ciidamada dowladda ee Kismaayo oo Lahadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Gaariga ay wateen Ciidamada Islamarkaana ay Saraayeen dadka Maxaabiista ah ee Rasaasta ay Ku fureen Maleeshiyaadka Raas Kaambooni uu ku dhintay 1 Askari Tiro kale waa ay Ku dhaawacmeen sida uu sheegay Taliyaha.

Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ku sugan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya Kuwa Kenya iyo Maleeshiyada Raas Kaambooni waxaana dadka ku nool Magaaladaasi Beryihii dambe ay ka cabanayeen Ururka Raas Kaambooni kuwaasi oo ay sheegeen in ay dhibaatooyin kala duwan kala Kulmayeen Maleeshiyaadkaasi.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news