Dahabshiil-Gif
 
|

Fadlan Caawi Gabar La Ildaran Xanuun Aan Gudaha Dalka Soomaliya Wax looga Qaban Karin(Sawiro)

1 (1)

Sahro Max’ed Max’ud Waa Gabar 12 Jir ah Lana Il daran Xanuun Dhinaca Maskaxda ah isla Markaana Dalka Soomaliya wax looga Qaban Waayay Sida uu Sheegay Dr.Max’ed Jaamac oo Qaabilsan Cudurada Neerfaha iyo Maskaxda.

Gabadhaan Yare e Xanuunsanaysa ayaa Ku sugan Magaalada Gaalkacyo Mana Jirto ilaa iyo hada Cid u fidisay Gacan Taakulo.Marwo Sacdiyo Nuur Cali Waa Hooyada Dhashay Gabadhaan waxayna warbaahinta u sheegtay in Xanuunkan uu Hayay gabadhaan Mudo 10 Sano ah waxayna Dhamaan Umada Muslimiinta Ah iyo Hay,adaha Taakulieeyada dadka Danyarta Ah ka Codsatay in ay Kala qayb qaatan Sidii ay gabadheedu u Heli lahayd gargaar Caafimaad  Iyadoo Xustay In aysan Awoodi Karin Qarash ay ku Geeyaan  Caafimaad Dalka Dibadiisa Ah.

HADABA QOFKII WAX KU TAAKULAYNAYA GABDHAAN XANUUNSAN HAKALA SOO XARIIRAAN.

TELFONADAAN…252907-669921//252907-644903

SACDIYO NUUR CALI   GAALKACYO

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRKA DHIBANAHA

1 (1) 1 (2) 1 (4) 1 (5) 1 (8)

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news