Codkamudug.com

Dhageyso Barnaamijka Tusmada Caawa iyo Codkamudug iyo Wariye Jabriil Cisman Cilmi
kadhagayso barnaamijka tusmada codkamudug wararkii ugu danbeeyay soomaliya gaarhan galmudug habeenkasta kala soco tusamada codkamudug codkamudug.com

dhagayso tusmada caawa 19 6 2013

(Dhageyso) Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo ku Baaqay in La Dajiyo Dagaalada Ka Soconaya Kismaayo
Nabadoon Cali Diiriye Aloore  oo ka Tirsan Nabadoona Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobalka Mudug oo Caawa Waraysi Siiyay Idaacada Codkamudug Xarunyteeda Hobyo aya Waxa uu Shegay in uu Baaq u Dirayo  Ciidmada ku Dgaalamaya Magalada kismaayo Waxana uu Tilmaamay in Shacabka Degankasi ay ka Tashadaan Aaayahooda

Dhan kale Nabadoona Cali diiriye Aloore Ayaa Waxa uu dhanka kale   uu soo dhaweyay shirka ka soconaya Magaalda Muqdisho ee looga Hadlayo Sidii Hal Maamul Loogu Sameen Laha Dadka Wada Daga Gobalada Dhaxe ee Somaliya

Dhagayso Waraysiga Cali Diiriye Aloore oo ka Tirsan Odayasha dhaqanka Galmudug

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: samiir xasan adan

WIXII WARAR AH NOOGU SOO HAGAAJI EMAILKA

CODKAMUDUGFM@GMAIL.COM

DHAGEYSO BARNAAMIJKA CIYAARAHA CODKAMUDUG IYO WARIYE CAYDARUUS AXMAD SAHAL
Barnaamijka Ciyaaraha Waa Barnaamij Maalin kasta aad ka Dhagaysataan  idacada Codakmudug ee Magaalada Gaalkacyo , Barnamijka Sportska Waxan ku soo Qadanaa Sportska Dibada iyo Kan Gudaha Waxana Barnamika Nala Socod Siin Naya  Wariye Caydaruus Axmad Sahal

Dhagayo Barnaamijka Ciyaaraha iyo Wariye Caydaruus Axmad Sahal

Caydaruus Axmad Sahal

Wixii Ku Saabsan Ciyaaraha Noogu soo Hagaaji Emailka

Cayga141@gmail.com

Daawo Sawirada Qaraxii Xarunta UN ka ee Magaalada Muqdhisho
Ciidamada dowlada Somalia ayaa goor dhow abaarihii 1:00-dii duhurnimo dib ula wareegay xarunta heyadda UNDP ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay xaruntaas saacad iyo bar heysteen dagaalyahano hubeysan oo weeraro ismiidaamin ah iyo kuwo toos ah.

Wararku waxay sheegayaan xaalada xarunta ay haatan degan tahay ayna gudaha u galeen saraakiisha ciidamada Booliska iyo nabad sugida dowlada Somalia iyo ciidamada AMISOM oo goobtaas gaaray.

Waxaa albaabka xarunta ka muuqda labo gaari oo goobtaas isku qarxiyey kuwasoo dhamaantood gubtay, burburka ka dhashayna uu goobtaas ku baahay sida weriyeyaal goobta gaaray ay inoo xaqiijiyeen.

Waxaa saraakiishaas ka mid ah taliyaha ciidamada nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg, taliyaha booliska Jen.Saacid iyo ciidamo kale oo aad u fara badan, kuwasoo lagu wado iney goor dhow la hadlaan saxaafada, iyadoo warar na soo gaarayna ay sheegayaan in goobta ay gaareen wasiirada difaaca iyo arrimaha gudaha.

Raggii weerarkaas fuliyey oo illaa hadda tiradooda ayaa dhamaantood dhintay qaarkood waxaa la sheegay in la toogtay halka qaar kalena ay isqarxiyeen, waxaana goobta ka muuqda burbur aad u xoogan oo aan la qiyaasi Karin, khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa jira welina lama hayo tiradooda dad shacab ahaa la sheegay in illaa hadda meydadkooda laga helay agagaarka xaruntaas.

DEG DEG: Alshabab oo Barta Twitterka ay ku leeyihiin ku Shegay in ay ka Danbeyeen Qarixii Goor dhawayd Ka Dhacay Xarunta UNDP ee Muqdisho
Xarakada Alshabaab ayaa Goordhaw War ay soo Dhigtay Barta Twitterka Waxa ay ku shegeen  Masuuliyada Weerarkii Maanta lagu Qaaday Xarunta UNDP Ay ku leedahay Muqdisho.

Xarakada Ayaa Ku Shegay Warbxinta ay soo Dhigeen Barta   Twitterka  in weeararkaasi ay fuliyeen koox ka tirsan

Alshabab oo Ay ku shegen in ay yihin Mujaahidin ka tirsan Xarakada Alshabab

Arintan aya Waxa ay ka  Danbeysay Kadib Markii Maanta  Qarax Xoogan uu ka Dhacay Xarunta UNPD ee Muqidhsho Waxana Ay Warbxintooda ku Shegeen in ay sii Wadi Doonaan Dgaalada  ay kula jiraan  kooxo ay ku Shegeen in ay  Dhibaato ka Wadan Somaliya

BY:

SADAM SALAD SIYAAD

Wararkii ugu Danbeyay Ciidamada Dowlada oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP iyo Wadooyinka Xaruntaasi oo Xiran
Wararkii ugu Danbeeyay ee laga Helayo Xarun UNDP  Ayaa Shegaya in Ay Gudaha u Galeen Ciidamo ka Tirsan Dowlada Somaliya oo gacan malatari ka helaya Ciidamada Amisom Waxana Ciidamada Gudaha u  Galay  Ay Toogteen Labo Ruux oo ka Tirsan Kooxdii Weerarka soo Qaday

Wariysaha Codkamdug ee Muqdisho Ayaa Soo Shegaya in Ay Xiran tahay Wadooyinka Soo Gala  Xarunta  La Soo Weeraray Waxana Ciidamada Ay Barayan Sida ay Wax u Dhaceen

WIXI WARAR AH OO KU SOO KORDHA KAL SOCO

WWWW.CODKAMDUG.COM

XAFIISKA GAALKACYO

(Dhagayso) Galmudug oo Lacag Gaarsiiyay Eheladii ay Ka Dhimatay Marxuun Shukri Xaashi oo Dhawantan Saygeeda Gaalkacyo ku Gawracay
Gudoomiyaha Gobalka mudug Aweys cali saciid Wasiir ku Xigeynka  Wasaarada Warfaafinta iyo  Galmudug Axmed Maxamed Cumar Axmed shire  iyo Mas,uulyin kale oo ka Tirsan Dowlada Gobaleedka Galmudug Aya Waxa ay Deeq Lacageed Gaarsiiyeen Qoyskii Ay ka Dhimatay Shkuri Xaashi  oo Dhawantan Saygeeda uu ku Gawracay Mid ka Mid ah Kaamamka Ku Yaal Magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Dhanka Dowlad Gobaledka Galmudug Aways Cali Siciid oo Madasaha Lacagta lagu siinayy Reerka ka Hadlay Aya Waxa uu Shegay in Lacagtan ay Ugu Deeqeen Maamulka Gobalka isla Markana lacagta ay Gaarayso  200$ Waxna uu Tilmaamay in lacagtan Ay Tahay Mid Hor dhac ah uu Maamulka ugu Deeqay Waxana uu Tacsi u Direy Ehelkii ay ka Geeritootay Alaha u Naxariistee Marxuun Shukri Xaashi oo Laba Maalmood ka Hor Lagu Gawracay Magaalada Gaalakcyo

Dhagayso Hadaladii ay jeediyeen Maamulka Gobalka

Dhanka Kale  Wasiirka Ku Xigeenka Cusub ee Wasarada Warfaafinta Galmudug Axmad Shire Ayaa Ugu Baaqay Jaaliyada Galmdug iyo Dhamaan Dadka Wax Haysta in ay Ka Qayb Qaatan Siidi Caruurtaasi Yar yar loo Gacan Qaban Laha Waxana uu Tilmaamay in Dowlada Galmdug ay ka Qayb Qadan Doonto isk Day Kasta oo Wax loogu Qabanayo Caruurtaasi

Dhawan Ayay Ahayd Markii Hoyo Dhashay 8 Caruur ah Uu Saygeeda  Ku  Gawracay Magalada Gaalkacyo iyadoona ilaa iyo hada Boolisku Aysan Soo Qaban Danbiilihi Gaystay Falkaasi

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: SAMIIR XASAN ADAN

WIXII FARIIN AH NOOGU SOO HAGAAJI EMAILKA

CODKAMUDUGFM@GMAIL.COM

Qarax ismiidaamin ah iyo weerar loo adeegsaday Baasuukayaal oo goor dhaw kadhacay Xarunta UNDB ee Muqdisho
Kooxo Hubeysan ayaa Goor Dhow waxa ay Weerar ku qaadeen Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe ay ku leedahay Magaalada Muqdisho.

Kooxahaan ayaa markii Afaafka Hore ee laga galo Xarunta UNDP weerar ismiidaamin ah ka fuliyay iyagoo sidoo kale Gudaha u galay Xarunta oo gudaheeda Rasaas iyo qaraxyo Laga Maqlayo.

Ciidamo aad u badan oo Kuwa AMISOM iyo dowladda Soomaaliya isugu Jira ayaa isku geedaamay Xarunta kuwaasi oo Rasaas xoogan Ridaya.

Lama Oga Khasaaraha Ka dhashay Gudaha Xarunta oo Kooxihii soo weeraray qaarkood ay weli ku jiraan ,sidoo kale Lama shaacin cid ku sugneed hayeeshee waxaa Xusid Mudan in halkaasi ay ka howl galaan Saraakiil Cadaan ah oo Qaramada Midoobe ka tirsan.

Daawo Sawirada Maamulaha Xarunta Xanaanada Iyo Daweynta Dhimirka Galmudug Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad ee Dadka Ku Jira Xaruntaasi
Gudoomiyaha Ururka Caafimaadka Galmudug Health Organization (GHO) ahna Maamulaha Xarunta Galmudug Mental Health Center  C/raxmaan nuure Jimcaale ayaa Waxa uu ka Hadlay Sababihii loo Asaasay Xarunta iyo Dadka ay ku Daweeyaan, wuxuuna Sheegay in ay fureen Xaruntan Kadib markii ay arkeen dhibaatada Haysata Dadka dhimirka looga jiro isagoo xusay in Xarunta Lagu Xanaaneyo  ilaa iyo 30 Qofood oo Qaba Cudurka Dhimirka isla Markaana Dadka ka bogsooday Cudurkaa laga Bixiyay Xarunta wuxuuna intaa ku Daray in Dadka lagu Xanaaneyo Xarunta Galmudug Mental Health la siiyo Dawo iyo agab Kale oo loogu tala galay in lagu Dajiyo Maskaxda.

C/raxmaan  Nuure Jimcaale Maamulaha Xarunta Xaanada iyo Daweynta Dhimirka ayaa ka codsaday Dadka reer Galmudug iyo dhamaa umadda Soomaliyeed in ay Caawiyaan Dadka Masaakiinta ah ee uu Haleelay Cudurkaa maadama aysan iyaga Kaliya Dabooli Karin Baahidooda isagoo Intaa raaciyay in Dadka Qaba Cudurkaa loola Dhaqmo Si wanaagsan oo aan La Takoorin.

Xarunta Lagu Xanaaneyo Dadka Qaba Cudurka Dhimirka ayaa ah tii ugu Horaysay ee Laga hirgaliyo Magaalada Galkacyo Gaar ahaan Dhinaca Galmudug  waxaana furida xaruntaan Soo Dhaweeyay Shacabka iyo waxgaradka Gobalka.

FADLAN WIXII TAAKULAA  OO AAD  KU DEEQAYSO WALAALAHAAGA DHIBAN

KU SOO HAGAAJI MAAMULAHA XARUNTA GALMUDUG MENTAL HEALTH  CENTER C/RAXMAAN NUURE JIMCAALE

EMIL:GALMUDUGHEALTH.ORG@GMAIL.COM

AMA TELL:252907610964 GALKACYO GALMUDUG SOOMALIYA

(Dhagayso) Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Warfaafinta Galmudug oo Maanta Booqasho ku Tagay Xarunta idaacada Codkamduug Xili Shalayto Lama gacaabay+warbxin
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Maanta Booqasho ku Yimid Xarunta idaacada Codkamdug ee Gaalkacyo  Xili Maalinimadii Shalayto ahayd uu Magacabay Madaxwayanaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid

Axmad Shire Wasiir ku Xigeenka Wasarada Warfaafinta Galmudug ayaa Amaan balaran waxa uu u jeediyay Wariyaasha ka hawulgala idaacada Codkamudg iyo Maamulka idaacada Waxana uu ku amaanay Wariyasha Qaabka hufan ee  ay ugu Shaqeeyaan Shacabka Galmduug

wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Ayaa Tilmaamay in ay is Wacan uu Ugu Shaqayn Doono Warbaahinta Gamudug waxana uu tilmaamay in saxafada galmduug ay boos muhiim ah ay ka taagan tahay idaacaa codkamdug

Dhagayso Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Waraffinta oo Maanta soo Booqday  Xarunta idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo

qaar ka tirsan wariyaasha codkamdug ee soo dhawaynta u sameeyay wasiirka warfaafunta galmudug axmad shire ayaa balan qaaday in ay sii wadi doonaan dadaalka ay ugu iraan in galmudug ay dunida kale ku xiraan waxana ay shegeen in ay naftoda iyo waqtigoodaba  u horeen sidii galmdudug iyo bulshada galmdug ugu shaqeeyaan si siman

Booqashadan uu wasiir ku xigeenka Wasarada warfaafunta galmudug uu ku yimid xarunta idaacada codkamudug aya waxa ay ku soo beeg maysa xili maalinimadii shalayto digreeto ka soo  baxday xafiiska madaxwaynaha lagu magacabay wasiir ku xigeenka wasarada warfaafinta axmad shire

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

SAMIIR XASAN ADAN

WIXII WARAR AH NOOGU SOO HAGAAJI EMAILKA

CODKAMUDUGFM@GMAIL.COM