Fowsiyo Yuusf Xaaji oo Shegtay in ay Soo Wanagsanaanayso Xirika u Dhexaya Somaliya iyo Shiinaha
Ra,iisul Wasare ku Xigenka Somaliy ahna wasiirka arimaha dibada somaliya fowsiyo Yuusuf Xaji Ayaa Amaanatay Xirirka Qotada Dheer ee u Dhaxeeya Dowlada Somaliya iyo Dowlada Shiinaha Waxana Marwo Fowsiyo Ay shegtay in ay Taagero u Balan Qaaadeen Dowlada Somaliya
Wasirrka Arimaha Dibada Somaliya ayaa Tilmaamtay in loo Bahan in la tageero dowlada somaliya in ay u Gaarto Hadafyada ay tiigsanayso Dowlada cusub ee Somaliya
Wariyaaha Codkamudg ee Magalada Muqdisho ayaa Soo Shegaya in Caasimada Somaliya baryihii ugu Danbeyay ay ku soo Qul Qulayeen Dowlado Kala duwan kuwaasi oo kulamo kala duwan la Qaadanaya Madaxda ugu Sar saraysa Dowlada Fadaraalka Soomaaliya .
Dowlada balan qadta siiayy Dowlada Cusub ee Soomaaliya ayaa Waxa ka Mid Ruushak iyo Dowlada Reer Galbeedka kuwasi oo Safaarado kala Duwan ka Furtay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Jamhuuriyada Somaliya
Sikastaba Hadalka Ka soo Yeray Fowsiyo Yuusuf Xaaji ayaa Waxa uu ku soo Begaya Xili Somaliya inta Badan Dowlada calamka ay Taagero Maaliyadeed u Fidiyeen
XAFIISKA WARARKA MUQDISHO
EMAIL: CODKAMUDUGFM@GMAIL.COM
