Dahabshiil-Gif
 
|

Gaalkacyo oo dhismeyaasha Cusub iyo Qashaku ku soo Badanayaan

1

Magaalada Gaalkacyo waxaa bilihii ugu danbeeyey ku soo badanayey Dhismaha Saraha dheer dheer ee aadka uqurxoon iyo Qashin Faro bada oo hordaasan dhisme Kasta Goobaha Maqaayadaha iyo Guryaha Ladaganyahay waxaa Caadi iska ah in qashinku Hordaadsanaado .

5IMG_6969

Inkastoo Dowlada Hoose Galmudug iyo Maamulka Gobolku Wili ay Jiifaan Hadana Dadku waxay Caadeysteen in qashin Qub ku dhexnoolaadaan.

IMG_6978

Agaasimaha Wasarda arimaha Gudaha iyo Amnigu waxaa uu in badan sheegay Nadaafadu in ay tahay imaanka barkiis Guri qurxoon oo qashin horyaal Nolashiisu waxa ay lamidtahay adiga oo qashin ku dhexnool.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news