Dahabshiil-Gif
 
|

Gaalkacyo oo shalay si weyn looga ciiday.Sawiro

Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shalay si weyn ugu dabaal dagey Munaasabadda Ciidal Fidriga,iyadoo dadk wajiyoodood laga dheehanahay farxad ciida waxaan kala qayb galay culimo udiinka iyo Madaxda Dowladda Galmudug.

Salaadda Ciida oo lagu tukaday garoon ku yaalla Magaalada Gaalkacyo qaybta Dowlad Goboleedka Galmudug halkasoo culimada ka soo jeediyeen Madaaxadarooyin ku saabsanaa ciiddul fidirga iyo ahmiyadda ay uleedaha umadda muslimiinta ah. Munaasabadda ayaa ku dhamaatay farxadan iyo reyn reyn.1338 1338192317232110212105

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news