Dahabshiil-Gif
 
|

Galgaduud:-Beelo dagaalamay oo la heshiisiyay

Odayaasha

Wararka ka imaanaya Degmada Balan bal Ee Gobolka Galgaduud Ayaa sheegaya in beelo Halkaasi ku dagaalamay heshiis la dhex dhigay.

Xubin kamid ah odayaashii Arimahaasi isku xilsaartay  ayaa sheegay in ay ku guuleesteen in beelahaasi ay heshiiyeen oo xal lakala dhex dhigay.

Beelahaasi ayaa waxyaabaha ay isku qabsadeen ayaa waxa ay aheyd arimo dhul la xiriira oo dhowr jeerna kusoo noq noqday gobolkaasi.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news