Galmudug oo si wayn looga xusay munaasabadda 1Luuliyo
Xaflad siway loosoo agaasimay ayaa ka dhacaday Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Gaalkacyo.
xafladaa oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada, Ciidamada, Madaxda maamulka ayaa waxay ahayd mid laga dareemay dhamaan magaalada Gaalkacyo.
Kusimamaha Madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cabdi Samad Nuur Guuleed ayaa kamid ahaa dadkii ka qaybgalay Xaflada iyo sidoo kale Wasiiro, wasiir kuxigeeno.
Sawirada filo Goordhow
Masha allah Galmudug wa wadeninyin ayaga ayay ahayeen dadkii u dagalamay xornima aabhii Abdullahi ciise janada rabi ha ku geeyo