|

Garoonka C/Laahi Ciise oo la dhamaystiray 5o mitir ee ugu horeysay dhismihiisa

Garoonlka oo 2dii bishaan ay bilaabeen Xiriirka kubada cagta soomaaliyeed S.F.F iyo Ganacsato u dhalatay Galmudug ayaa ladhameeyey saaka 50 mitir ee ugu horeysay.

Dhismaha Qaybta kale ayaa lifilayaa in uu bilowde asbuuc kadib sida ay iigu warameen Gudoomiye KuxigeenkaX,K,C mudane C/laahi Eebow iyo Xoghayaha Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed mudane Cabdi Qani Siciid Caran waxa aan dib ugu dhignay dhismaha in takale in aan ogaano arimo dhowr oo ku salaysan Xeerka Xiriirka iyo Fifa waxaana Rajeynaynaa in aan Sida ugu dhaqsaha badan aan bilowno Garoonka ,

 

3 Responses for “Garoonka C/Laahi Ciise oo la dhamaystiray 5o mitir ee ugu horeysay dhismihiisa”

  1. F.oskar says:

    Marka ugu horeyso waxaan salaamayaa umada soomaaliyeey oo dhan melwalba eey joogaan marka labaad waxaan u mahad celinayaa dadkii isu xilsaaray in eey dhisaan garoonka c/laahi ciise taasi waxaan dhihi karaa waa sharaf u soo hoyatay dolad gobaleedka galmudug iyo dadka u dhasay aniga waxaan ahay amase aan ka tirsanahay dhalin yarada sportska ee ku dheela goronka c/laahi ciise ok

  2. Bashir says:

    Ee dadka taageero yaasha ima dadkii caadiga ahaa oo iska imaanaayo intee fariisanayaan.. Darbi lee meel laga taaga… war waxaan?? meesha turf ha loo sameeyo, oo kuraas darjiin ah am bleachers halgu wareejiyo.

  3. laacib says:

    darbiguba waxla,aan buudhaamaa reer baraxlay hadaydarbihelaan waa faqiirfunaadan loogadaykkk

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news