|

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Faah Faahin Kabixiyo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Xasan Max’ud Hayl ayaa faah faahiyey qodobada Dib loosaxay ee Dastuurka Galmudug Mudane Hayl oo Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug u waramaye xaly Dhagaydo Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka DHAGAYSO CODKAGUDOOMIYAHADHAGAYSO CODKAGUDOOMIYAHA

 

4 Responses for “Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Faah Faahin Kabixiyo”

  1. kamaalhaji says:

    DAHIR CALASOW YUU YAHAY WAXAAN HALKAAN KA CADEYNAYAA MAANTA INUUSAN AHEYN SACAD LAMANA BAXAAN CALASOW IYO WAX LA MID AH EE NINKAAS DIB HA LOO FIIRSADO MEESHA UU KA SOO JEEDO MA JIRAA QOF TOLKIISA WAX KA SHEEGAAYO MA DHICIN MANA DHICI DOONTO DAHIR CALASOW WAXAA HORE LOO YIRI BELAAYO IL LA,AATEY AMA LUG LA,AATEY DAHIR CALASOW WAA NIN CUURYAAN AH OO GACANTA MIDIG NAAFO KA AH WAXNA MA QORO WAA NIN NOLOSHA KA DHACEY 24/7 QAMRI CAB AH

  2. Faa`id says:

    Adigu ma dadkaad isku dirtaa maad qoraalkan halkan ku qoran ra`yigaaga ka dhiibatid walaal,
    maxaad wax aan meesha oolin uga hadleysaa.!!!!

  3. Ali says:

    Qob laga badalo dastuurka galmudug wax qiima ah ma sameenaayo maanta howlo ka waa weyn ayaa horyaala galmudug ee yan waqtiga la isga qaadin .maanta oo ay doorashadi madaxweynaha ,kuxigeenkiisa iyo golaha wakiilada ama baarlamaanka la sugaaya ninka shika keena in dastuurka wax laga badalo waa nin u xusulduubaaya in uu madax noqdo .sideedana waxaan qabaa in aysan dib u soo laaban inta maanta siyaasada Galmudug horbooda oo ay yihiin caqabada hor taagan horumarka Galmudug ee inta goori goor tahay ha laga tashado nimankaan. nimanka maanta na horbooda wacadeysan wax dan ah ama horumar ah Galmudug u heyn.ee haddii taladeyda la qaato waxaan u dhiibilahaa laba nin ninkiis waa labada nin ee homuudka ka ah labada jaamacadood oo ah horumarka kaliya ee ay Galmudug ku faani karto iyo nin qaali ah oo ah wasiirka waxbarashada MR. Burhaan

  4. mudugaawi says:

    waar yaa dhaheen yaan laysku mashuulin maanta horumarbeynu gaadhney waa guul ilaahaybaana mahadaa iska leh nin kastoo reer galmuduga waxan leeyahay waar gacmaha aynu is qabsano walee cadawga waynu ka takhalusaynaa insha allaah cadowga ilaahay iyo ka reer galmudugba mida kale nimankiina qurba joogta ahna waar taladiina iyo waxtarkiina waa loo baahanyahay laakiin nimanyahow dhibaatadiinuna wey badan tahay waxkastoo wadanka ka dhacaya hadey noqoto horumar iyo dib u dhacba idinkaa noo keena waar nimankiina aqoon yahanadaa ee dabadaha jooga wadanka kaalaya oo sida nimanka kale ee aqoon yahanadaa oo kale sameeya maanta ma joogno xili aynu is qab qabsano ee waa xiligii aynu isku duubnaan lahayn reer galmudug waa hal waa gacan
    kaliya laandheere banaan degan baan ahey walee hadaan mar ku abtirsado cabdale iyo cawareere libaax libaax dhaley dhe . mida kale waxa jira dad aad moodo iney maamulkooduun u xiniiyo weyn yihiin iyo kuwo kale ba markaa waxa idinka maqan reeraha iyo qabiilada kale ee somaliyeed tuugooda iyo doqonkoodaba wey wataan kiina maxaa idinku direy waar doqonkeena iyo tuugeenaba inoo daaya maalin uunbaa lagu baxsane gacmaha aynu is qabsano walalayaal waa iga talo horumarka aynu ka wada shaqeyno insha allaah waynu guuleysanaynaa aakhirka insha allaah waa wiil jooga caasimada dawlada GALMUDUG STATE ee GALKACAYO wabilaahi tawfiiq

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news