Gudoomiyaha Degmada Bacadweyn oo faah faahin kabixiyey
Gudoomiyaha Degmada Bacadweyn ee Gobolka mudug Maxamed Sicidd Axmed Cali oo Radio Codkamudug Lasoo xiriirey ayaa faah faahin kabixiyey Xaalada Noolaleed ee degmada bacadweyn oo hada maraysa xaalad dadku biyo la.aan iyo Nafaqo daro la ildaranyihiin dhagayso waraysiga Gudoomiyaha Degmada Bacadweyn DHAGAYSO CODKA GUDOMIYAHA BACADWEYN

