Dahabshiil-Gif
 
|

Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka Degmada H/wadaag oo Maanta Muqdisho Lagu Dilay

Waxaa goor dhaw Degmada wada jir Ee Magaalada Muqdisho la dilay alaha u Naxariistee Mas’uul katirsanaa Maamulka Gobolka Bnaaadir ,Gudoomiye kuxigeenka Dhinaca Ariamha Bulshada ee Maamulka Degmada H/wadaag Yuusuf Hilaal. Mas,uul kan ayaa waxa Lagu Dilay meel ku dhaw Xaafada Suuqa Weyn ee Degmada Wadajir

Dabley hubeysan ayaa gaari Nuuca Raaxada ah Watay ayaa Tuugtay Waxaana Dilka markii ay Geysteen ay meesha ka Baxsadeen
Warar kale aan helayno waxay ay intaa ku Darayaan in Gudoomiyaha ay la geeriyoodeen labo Askari oo katirsanaa ilaaladiisa.kuwaa oo is rasaaseentii durbadiiba ku geeriyooday Sida u soo Shegayo Wakiilkeena Magalada Muqdisho Samiir Xasan Adan

Alshabab ayaa Sheegatay Mas,uuliyada Weerarkan Kadib War Qoraal ah oo ay ku soo Daabaceen Bage.ay ku Lee yihin Baraha internet yada Waana Dilkii 2aad oo Mudo 24 Saac ay Ku Qaarijiyeen Alshabab Mas,uuliyin ka Tirsan Dowlada Soomaliya

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news