Dahabshiil-Gif
 
|

Haweenka Galmudug iyo Puntland oo Si Wada Jir Ah Magaalada Gaalkacyo Ugu Qabtay Xaflada Dhalshada Nabigeena NNKH

qq

Xaflad Loogu Dabaal Dagayay Dhalisha Nabigeena Suuban ee Bisha Mawliidka NNKH oo ay Soo Qaban Qaabiyeen Haweenka DowlaD Gobaleedka Galmudug iyo Kuwa Maamulka Puntland aya Waxa Lagu Qabtay Mid ka Mid ah Hoteelada Ku Yaal Waqooyiga Magalada Gaalkacyo Waxaana Halkaasi lagu Soo Bandhigay Muxaadaro iyo Siiro ka Turjumaysa Dhalshada Nabigeena Suuban iyagoona Haweenka Labada Dhinac halkaasi ku Soo Bandhigay Dikri ay Qaadayaan Haweenkii iyagu Soo Qaban Qaabiyay Xafladaasi

intii ay Xaflada Socotay aya Waxa Halkaasi ka Hadlay Haween Farabadan oo Culumo ah kuwaasi oo ku dheeraaday  Siirada Nabigeena Suugan iyo Sidoo kale Sida looga Baahan yahay Haweeenka in ay Raacaan Waada Nabigeena si ay ebbe Ugu Xirnaadaan

Xafladan aya Waxa ay Qayb ka Noqonayaan Xaflado lagu Maamuusayay Dhalshada Nabigeena oo Siyaabo Kala Duwan loogu Qabtay Magaalada Gaalkacyo Labadeeda Dhinac

Sikastaba Xafladan ayaa wax ay ku Soo Adaysa Xili Deganada Galmudug ay Ka Sii Socdaan Xaflado Lagu Maamuusaya Dhalashada Nabigeena  oo lagu Qabanayo Masaajidyada iyo Sidoo Kale Goobo Loo Diyaariyay in Lagu Qabto Munaasabadaha Nuucaan oo Kale ah

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news