|

Haya’adda I.C.R.C oo marka Deeq Raashin ah Gaarsiisey Barakacayaasha magalada galkacyo

 Barakacayaasha ku jira xeryaha qaxootiga Gaalakacyo Galmudug oo markale helay Deeq raashin ah oo kaga timid haya’adda icrc deeqdaan oo ah markii labaad labo bilood gudahood ayaa waxa kamahad celiyey dad barakacayaal ah oo la soo xiriirey radio Codkamudug  dhagayso codka dadka oo kooban

DHAGAYSO BARAKACAYAASHA

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news