|

Haya’adda I.C.R.C oo Raashin Qaybin ka bilowdey Gobolka Barwaaqo Galmudug State

 

 

 

Gobolka Barwaaqo oo kamid ah Gobolada Galmudug ugu dadka badan ayaa hayada I.C.R.C waxa ay ka bilowdey Raashin qaybin ay dadka Gobolkaas Gaarsiisey raashin Wax ku ool ah oo dadku ay aad u soo dhaweeyeen shacka lasiiyey raashinkaas maadaama raashinku yahay midka Qutul Daruuriga ah ee laga cuno Gobolka kaa oo isgujirey Bariis,Digir Boorash iyo Saliid

I.C.R.Cda oo 3sanaba mar keenta raashin Caynkaan oo kale ah ayaa dadku ku amaaneen tayada raashinka balse Haya’adda ku dhaliilay Yaraanta Raashinka oo aan kala gaarin dadka Gobolka iyagoo sidookale kacodsadey I.C.R.C in sanadkiiba 3 jeer ay keenaan oo ay san ku haleyn Raashinka Haya’adda W.F.P oo raashinkeedu yahay mid aysan Dadku Cunikarin

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news