|

Haya’adda N.R.C oo Qaarkamid ah Barakacayaasha Gaalkacyo Gaarsiisey Maacuunta Guryaha

 Haya’adda N.R.C xaafiiskeeda Gaalakacyo Galmudug oo Deeq maacuun iyo bacaha roobka ah Gaarsiisey qaar kamid ah barakacayaasha ku jira xeryaha qaxootiga magaalada galkacyo

alaabtaan lagaarsiiyey barakacaasha ayaa ku soo aadeysa xili ay aad ugu baahanyihiin maadaama xili roob lagu jiro ilaa 800 oo qoys ayaa ka faa’ideysatay alaabtaan nrc ay bixise

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news