Hospitaal Cusub oo Lagafuray Gaalkacyo Galmudug State
Hospitaalka ayaa laga furay Xaafada Garsoor ee Gaalakacyo waxaana Hospitaalka Loobixiyey Nasrulaahi isbitaalka oo maamulkiisu uu sheegay in ay ka shaqayndoonaan Dhaqaatiir caan ka ah soomaaliya oo uu kamid yahay Dr Max’ed aadan wagaafe iyo Dr.Libaan ayaa maamulka isbitaalku waxa ay xuseen in uu dumarka Deegaanada Galmudug iyo Puntland waxa weyn u qabandoono
Furitaanka Hosbitalka ayaa waxaa ka qayb galay madaxda Maamulka Galmudug oo uu hogaaminaayo Mudane Cabdi Samad Nuur Guuleed
Agaasimaha Guud ee Hospitaalka C/raxmaan Nuure Jimcaale ayaa faah faahin ka bixiyey ujeeda Hopilaakaan iyo waxa loo furey xiligaan DHAGAYSO CODKA AGAASIMHA ISBITALKA CUSUB
W/Liban Isse Omar
