Imtaxaanka shahaadiga ah Dusiga Sare S.Y.L oo lasoo gabagabeeyey
In kabadan 95 arday oo kamid ah ardayda wax ka barata Dugsiga Sare S.Y.L oo Imtixaankii ugu danbeeyey u fariistey shalay ayuu ku soo dhamadey Jawi wanaagsan manta
Imtixaanka oo lagu qaadey Hoolka Dusiga C/laahi Ciise waxaa ka soo qayb galay waalidiinta ardeyda Wasaarada Waxbarashada maamulka Dugsi Sare S.Y.L iyo Ciidanka Booliska Galmudug oo kormeerayey islamarkaana ka ilaalinayey ardeyda Qishka iyo wax yaalaha lamid ah 
Dhagayso maamulaha Dugsiga Saree S.Y.L Cabdi Casiis Axmed Bulxan oo ka warbixinaya marxaladihii uu soo maraya Dugsigu iyo C/laahi Cali wardheere oo kamid ahaa waalidiintii Goobjooga ka ahayd goobta imtixaanka lagu qaadey
Dhagayso Maamulaha Dugisga Sare SYL OO KA HADLAYA IMTIXAANKA IYO MARXALADAHA DUGSIGA
DHAGAYSO C.LAAHI CALI WARDHERE MIDKAMID AH WALIDINTA ARDEYDA






wllhi arrin aad iyoo aad logu farxa waaye arday intan la,eg oo dhulka galmudug kaso baxday sanadkan aniga oo mahad balaran ujedinaya dadki isku xilqaaaday hurmarkan lataban karo ayado la,ogyahay dad walba dhulwaba oo huru mar gaara inay ku gaaran kaliya wax barasho inay tahay marka CONGR ayan leeyahay rer galmudug horayna usiiii wada taagerada aad lagarab tagan tihin umadiina
waxaan leeyahay hambalyo hambalyo
dhamaan asxaabta uu imtixaanku u dhamaaday
waxaan idiiin rajaynayaa guul hormar iyo waxqbad iyo in aad noqotaan kuwii loo aayilahaa mahadsdnidiin