Dahabshiil-Gif
 
|

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. waxaa 12 juun 2012 ku geeriyooday magaalada Nayrobi ee dalka kenya Xaaji Maxamed Diirshe Cade oo loo yaqaanay (Xaaji kaysh) waxaana halkan tacsi uga diraya

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. waxaa 12 juun 2012 ku geeriyooday magaalada Nayrobi ee dalka kenya Xaaji Maxamed Diirshe Cade oo loo yaqaanay (Xaaji kaysh) waxaana halkan tacsi uga diraya

Prof Maxamed Faarax Jimcaale
G/Sare Dahir Mire Jimcaale
Cabdi Mire Jimcaale
Sadaq Dahir Mire wasiirka dhalinyarada iyo sportiga Galmudug state
Cabdulqaadir cali jamac iyo Dhaman reer cali Jamac (Qalabxoor)
Cabdulqaadir Dahir Sh Siciid
Sahra Dahir Mire
Fartuun Dahir Mire iyo dhamaan reer Dahir Mire
Cabdirisaaq Axmed Faarax (Gaadaco)
Dhoofa khaliif siyaad
Cubtan Yaasiin Degel
Xaliimo Cadar Adan Cali
Nasteexo koofi
Xaliimo koofi iyo dhamaan reer Koofi
Xaawo Walde Diirshe
Cabaas baafe Cali
Faadumo Baafe Cali
Hibo Baafe Cali
Cali Baafe Cali iyo dhamaan reer Baafe Cali
Cabdifataax cali Shire
Siciido Diirshe
Fadumo Cabdulqadir X dholo dholo
Sharlood Khaliif
Daade Cismaan Cilmi
farxaan cismaan cilmi

Dhamaan Waxaan halkan tacsi uga diraynaa xaasaskii uu marxuumku ka geeriyooday oo kala ah maamo Xaliimo Geele Kaahiye iyo Nuuro dheer Xaaji Qayliye iyo dhamaan ilmihii iyo eheladii uu ifka uga tagay, waxaan leenahay ilaahay dhamaantiin samir iyo iimaan ha idinka siiyo isagana naxariistii jano ha ka waraabiyo aamiin.

8 Responses for “Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. waxaa 12 juun 2012 ku geeriyooday magaalada Nayrobi ee dalka kenya Xaaji Maxamed Diirshe Cade oo loo yaqaanay (Xaaji kaysh) waxaana halkan tacsi uga diraya”

  1. shiine says:

    anigoo ah shiine ali siciid geele kuna hadlayo Magdalena iyo jaliyadaha galmudug iyo ardayda jamacadaha dhigata ee rer galmudug dal iyo dibad waxan halakn uga tacsiyaynaynaa halyaygii ganacasadahii hal gamaagii nabadoonkii aabehii umada alla unaxariistee xaaji maxamed dirie (xaaji keysh)
    oo ku geeriyooday dalka kenya casimadiisa nairobi cawa oo ay tariiqdu tahay 12/06/2012 sacaduna aheed 09.30 habeenimo

    ilaahay waxan uga baryayaa in unaxariisto samir iyo iimana illaahay nagasiiyo dhamanteed eheladii iyo qarabadiina samir ilahay kasiiyo

    • i naali laahi wanaa ilaahi rajicuna) waxan tacsi udirayna ( marxu maxamed dirshe o loyaqan) xaaji keysh! waxa udiraya dhaman jaaliyada galmudug ee sweden gar ahaan stockholm qasatan!

      Hussein Ali Diriye
      Muse Cateye
      Mohamed Ali Diriye ( Fardax)
      Abdulahai Ali Eaga
      Shafici Abdi Ali Jama
      Abdi Elmi Dagal
      Abdulaahi Yusuf Dini
      Prof Omar Cadow
      prof Abdulahi Cosoble Barre
      Abdinur Quran Kadag
      Abdulahai warsame Gorod
      Abdirahman warsame Gorod
      Gudumaya jiladda Ali Aalad Ahmed Ali Danan
      Mahdi Ahmed Farah
      Hasan fuje Osman
      Said Ahmed Abdi
      Mohamed Dahir Jama ( Abuuras)
      Macalin Bashiir sheekh Mohamed
      Ali warsame Gamuure(roobo)

      Abdirahman Mohamud Idle (rodol)
      macalin Said Hasan Elmi )Fagas)
      Abdirisak Mohamed Kaynan (sarcad)
      Abdinasir Said Dhore
      Ahmed Ali Kadiye
      Mohamud Ahmed Kulane
      Dahir Ahmed Kulane
      Abdifitah Khalif Aden
      Abdulahai Dangaab
      Ali Hashi Hasan
      Hawo Ali Diriye
      Hawo Cartan Dirshe
      Nasteho Husien Kadiye
      Asli Jama xashi
      Halimo Jama Hashi
      Falis Jama hashi
      waxaan ilahay haga baryana inuu janadii ka warabiyo intii u ka taganyan samir iyo amiin ka siiyo

  2. abdul guuled says:

    anigoo ah abdul adan guuled waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday waxaana allah uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qaraabadii iyo eheladiiina uu ka tagayna.samir iyo iimaan allah ka siiyo waxaana naga tagay nin culus ( inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun)

  3. bare dhonkir cawale says:

    anago kala ah (1) barae maxamed cawale (2) c/fitaax c/qadir maxamed (3) maxamed cabdi shaciye (4) maxamed dhigato xashi (5) liiban dahiir cadceed (6) qadar c/qadir dhagayare (7) yasiin axmed gelle (8) muqtaar sh.maxamed farax ….. anagoo jognah dalka south africa
    waxaan halaakaan uga tacsiyeeyneynaa dhamaan ehelada iyo qarabada uu ka geriyooday maxamed diirshe cade oo lo yaqaan haji keysh. Allaha unaxariistoo naxariistii janada Allaha kawaraabiyo anaganah samiir iyo iimaan Allaha naga siiyo…Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  4. DAAHIR WALDE says:

    innaa lilaahi innaa ileehi raajicuun . waxaan leeyahay allaah ha unaxariisto sida aduunka looga jeclaana aakhirana halooga jeclaado: aamiin aamiin. nin culus baa tagay waxaan idin dhihilahaa iska cafiya nin xun maahayne anoo wiliba anigu iska bilaabaya waxaan leeyahay cafi iyo massaabax: waxaan kalo leeyahay samir iyo iimaan allaah ha kasiiyo ehelkiisii oo dhan iyo intii jeclaydba iyo saaxiibadiisiiba

  5. daahir walde says:

    innaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun geerida kutimid xaaji maxamed diirshe oo ku geeriyooday nayrobi waxaan leeyahay naxariistii jano allaah hakawaraabiyo intii uu katagayna samir iyo iimaan ha ka siiyo dadka yaqaanay iyointii wax ka dhaxeeyeenba ha iska cafiyeen intaa kadib waxaan leeyahay xaajiga magaciisu waa maxamed naynaastiisuna waa xaaji kaash ee maahayn sida ninkii iga horeeyay uu uqoray ASCW

  6. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
    AJI KAYSH–
    KULLI NAFSI DAA,IQATUL MAWT WAXAAN LEEYAHAY \LEENAHAY JANNATUL FARDAWSA
    ILAAHAY HAGEEYO,XAAJI MAXAMED DIIRSHE CADDE –XAJI KAYSH- OO 12 JUN 2012
    KU GEERIYOODAY MAGAALADA NAIROBI EE DALKA KENYA..
    XAAJI MAXAMED WAXAAN UGA TACSIYEYNAYNAA DHAMAAN UMMADDA SOMALIYEED GAAR AHAA CARUURTII IYO XAASASKII U KATAGEY IYO REER DIIRSHE CADDE OO DHAN WAXANU
    LEENAHA SAMIR IYO IIMAAN HALAHA NAGA SIIYO DHAMAANTEEN XAAJIGANA QABRIGIISA ILAAHAY HA U NUURRIYO WUXUU AHAA MUUMIN DAACAD AH OO DIINTA,DADKA IYO DALKABA WAX BADAN U SOO QABTAY WAXAANA U TACSIYEYNAYA DHAMAAN DADKA HOOS KU QORAN.

    1- AXMED C\NASIR SHALUMARAY
    2-MOXAMED CABDIASIIS SHALUMARAY
    3- Dr.C\NAASIR SAHAL SHALUMARAY IYO XAASKIISA
    4- COL. C\ASIIS SAHAL SHALUMARAY. IYO XAASKIISA
    5- IKRAM C\ASIIS SHALUMARAY
    6- ZAKARIYE C\NASIR SHALUMARAY
    7- C\HI C\NASIR SHALUMARAY
    8 -AYAN C\ASIIS SHALUMARAY
    9 -ANFAC C\NASIR SHALUMARAY.
    10-XAAWO SAHAL SHALUMARAY
    12- XABIIBO SAHAL SHALUMARAY
    13. FARTUUN XASAN XERSI
    WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ILAAHAY HANAGA SIIYO
    XAJI MAXAMED JANNADIINA ILAAHA HA UGU BISHAAREEYO.
    AMIIN AMIIN AMIIN.

  7. SACIID says:

    INAA ILAAH WAINAA ILAAH RAJICUUN
    anigoo ah SAID MOHAMED AHMED ,waxan dacsi udirayaa ehelada qaraabada asxaabta dhamaan , geeridii kutimid XAAJI MAXAMED DIIRSHE (XAAJI KEESH)

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news