Codka Mudug
Banner
Qaarkamid ah masuuliyiintii hore ee galmudug oo kasoo horjeestay waqti ukordhinta madaxweyne caalin PDF Print E-mail
Written by codkamudugradio   
Saturday, 23 January 2010 20:44

Cali Diiiriye Aloore oo ahaa wasiirkii amniga ee xukuumadii caalin waqtiigii uujiray qilaafkii labada madaxweyne isla markaana cawa kahadlay qaarkamid ah warbaahinta gobolka mudug ayaa sheegay in aysan marnaba qaadaneyn go.aanka ay odayaasha dhaqanku waqtiga 3da sanaa xilka madaxweyne nimada galmudug ugu ansixiyeen madaxweyne caalin

Cali Diiiriye waxa uu sheegay in odayaasha dhaqanku ay jabiyeen heshiiskii muqdisho islamarkaana aysan awood ulaheen inay waqiga ukordhiyaan madaxnaha galmudug maxamed axmed caalin

ugudambeyn Cali Diiriye waxa uu sheegay in hadii arintaasi uu aqbalo madaxweyne caalin in ay arintaasi tahay qilaaf horleh oo albaabka usoo garaaca maamulka galmudug madaama sida la ogsoonyahay ay odayasha dhaqanka galmudug ay jabibeen mid kamid ah qodobadii heshiiskii muqdisho gaar ahaan qodobkii ahaa in madaxweyne caalin uu xilka hayo mudo 6 bilood ah